Bari iyo Galbeed: Bus Tickets

com.bariiyogalbeed.app

Total installs
0+
Rating
0.0
Released
October 26, 2023
Last updated
September 20, 2024
Category
Travel
Developer
Rakaab
Developer details
Name
Rakaab
Website
https://bariiyogalbed.rakaabonline.com
Country
unknown
Address
unknown

Screenshots

Bari iyo Galbeed: Bus Tickets Screenshot 1 - AppWisp.com
Bari iyo Galbeed: Bus Tickets Screenshot 2 - AppWisp.com
Bari iyo Galbeed: Bus Tickets Screenshot 3 - AppWisp.com
Bari iyo Galbeed: Bus Tickets Screenshot 4 - AppWisp.com

Description

Shirkada Socdaalka Bari iyo Galbeed waa shirkadii ugu horaysay ee laga hirgaliyo nooceeda oo kale Somaliland. Waxa la aasaasay sanadkii 2012. Bari iyo Galbeed waa shirkada ka shaqaysa isku socodka dadka iyo Daabulka Alaabaha ee Gobalada Dalka Somaliland iyo Gobalada Jaarka. Shirkada Bari iyo Galbeed waxay bulshada u fidisaa Adeegyo kala duwan sida: safarada rakaabka, safarada goobaha dalxiiska iyo qaadista adeega alaabta fudud iyo ta culus (cargo) iyo adeega gaarka ah ama bas ingaydh ah.