appwisp
  • App explorer
  • SDKs insights
  • API
  • Contact
  • About
  • API
  • Github
© 2025 appwisp.com

Manhajonline

com.Manhaj.Online

Total installs
500+
Rating
5.0(5 reviews)
Released
May 17, 2017
Last updated
February 16, 2025
Category
Lifestyle
Developer
Adam Abdi
Developer details

Name
Adam Abdi
E-mail
unknown
Website
https://manhajonline.com
Country
unknown
Address
unknown
iOS SDKs

  • No items.

Screenshots

Manhajonline Screenshot 1 - AppWisp.com
Manhajonline Screenshot 2 - AppWisp.com
Manhajonline Screenshot 3 - AppWisp.com
Manhajonline Screenshot 4 - AppWisp.com

Description

Hadafkeena (Our Goals)

• In dadka la baro Towxiidka Alle: Baridda dadka ee Towxiidka Alle, taasoo ah sababta ay u abuurtay bani’aadamka. Isla markaana looga digo shirkiga iyo noocyadiisa kala duwan.

• In dadka aan gaarsiino kitaabka Alle iyo Sunnada Rasuulka: Ku boorrinta dadka inay qabsadaan Kitaabka Alle Subxaana Watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka (CSW), una fahmaan sida Salafu Saalix (RC) ay u fahmeen.

• In dadka loo yeero midoobidda Xarigga Alle: Ugu yeeridda dadka inay ku midoobaan Xarigga Alle, kana fogaadaan kala qaybsanaanta, is kooxaysiga, iyo firqooyinka.

• In masaa’ilka diinta culimada Ahlu Sunnaha loogu noqdo: Ku hanuuninta dadka inay culimada Ahlu Sunnaha ka raadsadaan xalalka iyo fahamka saxda ah ee masaa’ilka diinta.