Amanah

com.tech.amanah

View detailed information for Amanah — ratings, download counts, screenshots, pricing and developer details. See integrated SDKs and related technical data.

Total installs
1.1K(1,197)
Rating
unknown
Released
December 11, 2021
Last updated
January 1, 1970
Category
Education
Developer
AmanahServicesJijiga
Developer details
Name
AmanahServicesJijiga
E-mail
amanah.customer.care@gmail.com
Website
unknown
Country
unknown
Address
unknown
Amanah Header - AppWisp.com

Screenshots

Amanah Screenshot 1 - AppWisp.com
Amanah Screenshot 2 - AppWisp.com
Amanah Screenshot 3 - AppWisp.com
Amanah Screenshot 4 - AppWisp.com

Description

Qaybta Tagsiga

• Dalbo bajaj qiima jaban iyo tixraac leh.
• Ku adeego werwer la'aan amni iyo muran la'aan.
• Farxad iyo nabadqab ku gaadh goobtaad rabto.
• Dirawalo shaqada u tababaran oo khibrad leh.
• Apka amanah wuxuu meesha ka saarayaa muran xaga qiimaha ah oo idin dhexmara adiga iyo dirawalka.
• Waxaa jira xafiis lagala socdo dhaqdhaqaaqa dirawaliinta iyo xalinta cabashooyinka macmiisha.


Qaybta Alaab Qaadista

• Dalbo alaab kasta oo aad u bahantahay adigoo gurigaaga ama goobtaada jooga.
• Tukaan kasta oo jijiga ku yaala iyo alaabooyinka u hayo ayaad ka helaysaa appka dhexdiisa.
• Waxaa kale oo aad samayn kartaa dalab ku gaar ah.
• Dalabka la hubiyey, waxaa lagu heli doonaa 45 daqiiqo gudahood.
• Dalabkaaga marka la aqbalo, waxaad la soconaysaa heerarka uu marayo dalabkaagu.
• Si toos ah ayaad uu arkaysaa dirawalku meesha uu marayo(gps) iyo xogtiisa oo dhamestiran ilaa alaabtaadu ku so gaadho.
• Intaa kadib waxa jira Hab casri ah oo lagu hubinayo in alaabtaadii ku soo gaadhay.