Rikaab Darawal

com.rikaab.driver

View detailed information for Rikaab Darawal — ratings, download counts, screenshots, pricing and developer details. See integrated SDKs and related technical data.

Total installs
17.1K(17,187)
Rating
4.4(3 reviews)
Released
September 6, 2021
Last updated
October 14, 2025
Category
Travel & Local
Developer
TABAARAK ICT SOLUTIONS
Developer details
Name
TABAARAK ICT SOLUTIONS
E-mail
info@rikaab.com
Website
unknown
Country
unknown
Address
unknown
Rikaab Darawal Header - AppWisp.com

Screenshots

Rikaab Darawal Screenshot 1 - AppWisp.com
Rikaab Darawal Screenshot 2 - AppWisp.com
Rikaab Darawal Screenshot 3 - AppWisp.com
Rikaab Darawal Screenshot 4 - AppWisp.com

Description

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab
1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalku u soo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalku soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.
9-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday.