Afartan Xadiith Af-Somali

com.newandromo.dev1579925.app2255918

View detailed information for Afartan Xadiith Af-Somali — ratings, download counts, screenshots, pricing and developer details. See integrated SDKs and related technical data.

Total installs
54.0K(54,032)
Rating
unknown
Released
June 17, 2022
Last updated
January 9, 2024
Category
Education
Developer
Iftiin Raadis
Developer details
Name
Iftiin Raadis
E-mail
iftiinraadisapp@gmail.com
Website
unknown
Country
unknown
Address
unknown
Afartan Xadiith Af-Somali Header - AppWisp.com

Screenshots

Afartan Xadiith Af-Somali Screenshot 1 - AppWisp.com
Afartan Xadiith Af-Somali Screenshot 2 - AppWisp.com
Afartan Xadiith Af-Somali Screenshot 3 - AppWisp.com
Afartan Xadiith Af-Somali Screenshot 4 - AppWisp.com

Description

Hordhaca Kitaabka
Mahad Allaa leh, naxariistii iyo nabadgelyadii Alle ha ahaadeen Nabigayagii Muxammad kor kiisa, ehel kiisa, asxaab tiisii iyo intii samaanta ku raacday ilaa maalinta qiyaamaha. Waxaynu ogsoon nahay in labada asal ee loo noqdo si loo fahmo diinta Islaamka , saldhiggana u ah nolosha qofka muslimka ahi inay yihiin Qur’aanka kariimka iyo sunnada dahiran ee nebiga (scw). Midka hore ee ah (Qur’aanka) waa hadalkii Allah (swt); midka labaadna oo ah sunnada ama xadiiska nebiga hadba kan loo yaqaan wa tusaalooyinkii nebiga (scw) ee waajibka ah in la raaco, siduu Allahii casiiska ahaa yiri: