Kobciye Coop
com.kobciye.kobciyecoop
Total installs
7.9K(7,921)
Rating
0.0
Released
February 24, 2024
Last updated
January 25, 2025
Category
Events
Developer
On Solutions
Android SDKs
- No items.
Screenshots
Description
Kobciye waa iskaashato soomaaliyeed oo loo wada siman yahay oo ay wada leeyihiin isirka Soomaaliyeed oo idil. waxaana la aasaasay bishii Juun, 2016. Kobciye waa iskaashato maalgalineysa wax soo saarka gayiga soomaaliyeed. Iskaashatada Kobciye waxaa sal u ah todoba qodob oo ay iskaashatooyinka caalamka oo dhan ku dhisanyihiin. Waxeyna kala yihiin
1. Isxilqaannimo iyo kamid ahaansho furan mar kasta.
2. Maamulkeeda oo ay xubnaheedu soo dooranayaan.
3. Dhaqaale si siman oo laysku darsado.