Bari iyo Galbeed
com.busticketing.bariiyogalbeed
View detailed information for Bari iyo Galbeed — ratings, download counts, screenshots, pricing and developer details. See integrated SDKs and related technical data.
Total installs
16.4K(16,412)
Rating
0.0
Released
June 26, 2020
Last updated
January 1, 1970
Category
Travel & Local
Developer
Rakaab
Developer details
Name
Rakaab
E-mail
africaglobal4@gmail.com
Website
unknown
Country
unknown
Address
unknown
Screenshots
Description
Shirkada Socdaalka Bari iyo Galbeed waa shirkadii ugu horaysay ee laga hirgaliyo nooceeda oo kale Somaliland. Waxa la aasaasay sanadkii 2012. Bari iyo Galbeed waa shirkada ka shaqaysa isku socodka dadka iyo Daabulka Alaabaha ee Gobalada Dalka Somaliland iyo Gobalada Jaarka. Shirkada Bari iyo Galbeed waxay bulshada u fidisaa Adeegyo kala duwan sida: safarada rakaabka, safarada goobaha dalxiiska iyo qaadista adeega alaabta fudud iyo ta culus (cargo) iyo adeega gaarka ah ama bas ingaydh ah.